
Sharciga Oggolaashaha Xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee soo baxay August 2015
Sharciga Oggolaashaha Xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 05 ee soo baxay August 2015 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2015.