Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia
FAAFINTA
الرسمية
OFFICIAL
Logo
RASMIGA AH
الجريدة
BULLETIN
EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Sanadka 3aad
Muqdisho
December 2015
Lr. 3
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Oggolaashaha Xubnaha Golaha Wasiirrada iyoi Barnaamijka Xukuumadda oo kooban

Sharciga Oggolaashaha Xubnaha Golaha Wasiirrada iyoi Barnaamijka Xukuumadda oo kooban ee soo baxay March 2015

Sharciga Oggolaashaha Xubnaha Golaha Wasiirrada iyoi Barnaamijka Xukuumadda oo kooban ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 07 ee soo baxay March 2015 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2015.


Download File