
Sharciga Dhisidda Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee soo baxay April 2015
Sharciga Dhisidda Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 04 ee soo baxay April 2015 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2015.