
Go'aan Gole "Qaab-Siyaasadeedka lagula Dhaqmayo Soomaalida laga soo Musaafirinaayo Dibadda" ee soo baxay August 2015
Go'aan Gole "Qaab-Siyaasadeedka lagula Dhaqmayo Soomaalida laga soo Musaafirinaayo Dibadda" ee lambarkiisu yahay Xeer Ra'iisul-wasaare Lr. 000351 ee soo baxay August 2015 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2015.