
Sharciga Shaqada Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee soo baxay September 2013
Sharciga Shaqada Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 112 ee soo baxay September 2013 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2014.