
Sharciga Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka ee soo baxay December 2014
Sharciga Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 75 ee soo baxay December 2014 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 2 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2014.