
Sharciga Guddiga Madaxabannaan ee Dib U Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee soo baxay August 2013
Sharciga Guddiga Madaxabannaan ee Dib U Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 119 ee soo baxay August 2013 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2013.