Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia
FAAFINTA
الرسمية
OFFICIAL
Logo
RASMIGA AH
الجريدة
BULLETIN
EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Sanadka 1aad
Muqdisho
December 2013
Lr. 1
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Degmooyinka iyo Gobollada Dalka

Sharciga Degmooyinka iyo Gobollada Dalka ee soo baxay August 2013

Sharciga Degmooyinka iyo Gobollada Dalka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 116 ee soo baxay August 2013 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr. 1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2013.


Download File