
Sharciga Salaanta Qaranka ee soo baxay December 1987
Sharciga Salaanta Qaranka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr 1 ee soo baxay December 1987 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.32 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda February 1988.