
Sharciga Maamulka Hoteellada Dawladda ee soo baxay June 1988
Sharciga Maamulka Hoteellada Dawladda ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 016 ee soo baxay June 1988 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.32 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda July 1988.