
Sharciga Waxbarashada Guud ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ee soo baxay February 1987
Sharciga Waxbarashada Guud ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 006 ee soo baxay February 1987 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.31 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 1987.