
Sharciga Dhismaha Warshada Daawada ee soo baxay January 1987
Sharciga Dhismaha Warshada Daawada ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 009 ee soo baxay January 1987 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.31 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda July 1987.