
Sharciga Dhismaha Hay'adda Samafalka Dhiigga ee soo baxay March 1987
Sharciga Dhismaha Hay'adda Samafalka Dhiigga ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 007 ee soo baxay March 1987 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.31 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 1987.