SHarciga Shirkadaha Ganacsiga Dhoofka Xoolaha ee soo baxay April 1986
SHarciga Shirkadaha Ganacsiga Dhoofka Xoolaha ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 013 ee soo baxay April 1986 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.30 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda May 1986.