Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia
FAAFINTA
الرسمية
OFFICIAL
Logo
RASMIGA AH
الجريدة
BULLETIN
EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Sanadka 30aad
Muqdisho
January 1986
Lr.30
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Oggolaansha Heshiiska Ururka Abaaraha iyo Horumarinta ee Dawladaha Africada Bari (IGADD)

Sharciga Oggolaansha Heshiiska Ururka Abaaraha iyo Horumarinta ee Dawladaha Africada Bari (IGADD) ee soo baxay April 1986

Sharciga Oggolaansha Heshiiska Ururka Abaaraha iyo Horumarinta ee Dawladaha Africada Bari (IGADD) ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 012 ee soo baxay April 1986 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.30 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda May 1986.


Download File