
Sharciga dib u dhisidda Warshada Caanaha ee Xamar ee soo baxay February 1986
Sharciga dib u dhisidda Warshada Caanaha ee Xamar ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 006 ee soo baxay February 1986 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.30 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda February 1986.