Sharci canshuur dhimista bedeecadaha Dalalka Ururka Beesha Ganacsiga Sokeeye ee Africada Bari iyo tan Koofureed ee soo baxay August 1986
Sharci canshuur dhimista bedeecadaha Dalalka Ururka Beesha Ganacsiga Sokeeye ee Africada Bari iyo tan Koofureed ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 19 ee soo baxay August 1986 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.30 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda July 1986.