
Sharciga Mihnadda gaarka ah ee Takhtarnimada ee soo baxay January 1984
Sharciga Mihnadda gaarka ah ee Takhtarnimada ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 010 ee soo baxay January 1984 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.28 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 1984.