Sharciga Canshuurta Gaddidda ee soo baxay January 1984
Sharciga Canshuurta Gaddidda ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 002 ee soo baxay January 1984 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.28 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda January 1984.