
Sharciga Abuuridda Golaha Sare ee Daryeelka Hooyadda iyo Caruurta ee soo baxay July 1984
Sharciga Abuuridda Golaha Sare ee Daryeelka Hooyadda iyo Caruurta ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 22 ee soo baxay July 1984 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.28 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda July 1984.