
Sharciga Qaadka joojinta ee soo baxay April 1983
Sharciga Qaadka joojinta ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 004 ee soo baxay April 1983 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.27 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 1983.