
Sharciga Joojinta Qaadka ee soo baxay March 1983
Sharciga Joojinta Qaadka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 015 ee soo baxay March 1983 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.27 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 1983.