
Sharciga Dhismaha Mashuuraa Khayraadka Badda ee soo baxay May 1983
Sharciga Dhismaha Mashuuraa Khayraadka Badda ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 010 ee soo baxay May 1983 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.27 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda June 1983.