
Sharciga Dhismaha Guddiga Difaaca iyo Nabadgelyada ee Qaranka ee soo baxay August 1982
Sharciga Dhismaha Guddiga Difaaca iyo Nabadgelyada ee Qaranka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 27 ee soo baxay August 1982 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.26 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda August 1982.