
Sharciga Maamulka Dhulka Dhismaha Gobalka Banaadir ee soo baxay December 1980
Sharciga Maamulka Dhulka Dhismaha Gobalka Banaadir ee lambarkiisu yahay Sharci 10 ee soo baxay December 1980 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.25 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda February 1981.