
Sharciga Hay'adda Qaxtootiga Qaranka ee soo baxay April 1981
Sharciga Hay'adda Qaxtootiga Qaranka ee lambarkiisu yahay Sharci 25 ee soo baxay April 1981 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.25 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda June 1981.