Sharica Warshada Hargaha Hargaysa ee soo baxay February 1980
Sharica Warshada Hargaha Hargaysa ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 14 ee soo baxay February 1980 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.24 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda May 1980.