Sharciga Hargaha iyo Saamaha ee soo baxay February 1980
Sharciga Hargaha iyo Saamaha ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 015 ee soo baxay February 1980 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.24 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda May 1980.