
Sharciga Golayaasha shacbiga ee Deegaanka iyo Maamulka Gobaladda iyo Degmooyinka ee soo baxay February 1980
Sharciga Golayaasha shacbiga ee Deegaanka iyo Maamulka Gobaladda iyo Degmooyinka ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 006 ee soo baxay February 1980 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.24 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda February 1980.