Sharciga Horumarinta Dhulka Daaqa ee soo baxay January 1979
Sharciga Horumarinta Dhulka Daaqa ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 003 ee soo baxay January 1979 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.23 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda February 1979.