
Sharciga Dhismaha Akedemiyada, Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta ee soo baxay March 1978
Sharciga Dhismaha Akedemiyada, Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 009 ee soo baxay March 1978 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.23 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 1979.