
Sharciga Billadaha Maamuushaka Militeriga ee soo baxay February 1979
Sharciga Billadaha Maamuushaka Militeriga ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 007 ee soo baxay February 1979 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.23 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 1979.