
Sharciga Dhisid Wakaalada soo Bixitata iyo Dhoofinta tirada Alaabta iyo Sahayda Maraakiibta ee soo baxay March 1978
Sharciga Dhisid Wakaalada soo Bixitata iyo Dhoofinta tirada Alaabta iyo Sahayda Maraakiibta ee lambarkiisu yahay Sharci 17/BIS ee soo baxay March 1978 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.22 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 1978.