
Sharciga Wakaalada Hawlaha Maraakiibta Soomaaliyeed ee soo baxay February 1975
Sharciga Wakaalada Hawlaha Maraakiibta Soomaaliyeed ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 22 ee soo baxay February 1975 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.20 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 1975.