
Sharciga Wakaalada Cagafyada iyo Hawlaha Beeraha ee soo baxay November 1975
Sharciga Wakaalada Cagafyada iyo Hawlaha Beeraha ee lambarkiisu yahay Sharci lr. 60 ee soo baxay November 1975 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.20 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda November 1975.