
Sharciga Qoyask Engish Version ee soo baxay January 1975
Sharciga Qoyask Engish Version ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 23 ee soo baxay January 1975 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.20 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 1975.