
Sharciga Mashuuraca Horumarinta Beeraha Balcad ee soo baxay March 1975
Sharciga Mashuuraca Horumarinta Beeraha Balcad ee lambarkiisu yahay Sharic Lr. 35 ee soo baxay March 1975 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.20 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 1975.