
Sharciga Habaynta Sharciyada degsan Furdooyinka, Ganacsiga iyo Dhaqaalaha iyo ku wareejinta dacwado ama dembiyo Maxkamadda Badbaacad ee soo baxay January 1975
Sharciga Habaynta Sharciyada degsan Furdooyinka, Ganacsiga iyo Dhaqaalaha iyo ku wareejinta dacwado ama dembiyo Maxkamadda Badbaacad ee lambarkiisu yahay Sharic Lr. 54 ee soo baxay January 1975 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.20 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda October 1975.