
Sharciga Tijaabo Cilmi ah oo lagu samaynaayo dadka iyo Xoolaha ee soo baxay December 1973
Sharciga Tijaabo Cilmi ah oo lagu samaynaayo dadka iyo Xoolaha ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 27 ee soo baxay December 1973 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.19 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda January 1974.