
Sharciga Qallidda sabab-baarista dhimashada, qaddida iyo ka faa'iidaysiga xubnaha Aadanaha ee soo baxay December 1973
Sharciga Qallidda sabab-baarista dhimashada, qaddida iyo ka faa'iidaysiga xubnaha Aadanaha ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 03 ee soo baxay December 1973 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.19 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda January 1974.