
Sharciga lagu maamuli doono shaqaalaha soomaaliyeed ee ka shaqeeya Safaaradaha, Qunsulada guud iyo dadka ka shaqeeya Safaarahada oo badbaadada Siyaasada ah leh ee soo baxay December 1973
Sharciga lagu maamuli doono shaqaalaha soomaaliyeed ee ka shaqeeya Safaaradaha, Qunsulada guud iyo dadka ka shaqeeya Safaarahada oo badbaadada Siyaasada ah leh ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 7 ee soo baxay December 1973 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.19 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda March 1974.