
Sharciga Ku biiridda Jaamacadda Carabta ee soo baxay March 1974
Sharciga Ku biiridda Jaamacadda Carabta ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 12 ee soo baxay March 1974 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.19 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda May 1974.