
Sharciga Dhismaha Wakaalada Ganaciga ee Degmo ee soo baxay March 1974
Sharciga Dhismaha Wakaalada Ganaciga ee Degmo ee lambarkiisu yahay Sharci Lr 15 ee soo baxay March 1974 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.19 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda July 1974.