Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia
FAAFINTA
الرسمية
OFFICIAL
Logo
RASMIGA AH
الجريدة
BULLETIN
EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Sanadka 19aad
Muqdisho
January 1974
Lr.19
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Daryeelidda iyo Horumarinta Reer Miyiga

Sharciga Daryeelidda iyo Horumarinta Reer Miyiga ee soo baxay October 1974

Sharciga Daryeelidda iyo Horumarinta Reer Miyiga ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 53 ee soo baxay October 1974 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.19 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 1974.


Download File