
XEERKA MADANIGA SOOMALIYEED pdf ee soo baxay June 1973
XEERKA MADANIGA SOOMALIYEED pdf ee lambarkiisu yahay Sharci. Lr. 37 ee soo baxay June 1973 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.18 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda August 1973.