
Sharciga Dhisidda Wakaaladda u Qaybsan Waraabinta Afgooye Mordile ee soo baxay June 1973
Sharciga Dhisidda Wakaaladda u Qaybsan Waraabinta Afgooye Mordile ee lambarkiisu yahay Sharci lr. 6 ee soo baxay June 1973 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.18 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda July 1973.