Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Office of the State Attorney General, Somalia
OPM Compound, Villa Somalia
Mogadishu - Somalia
FAAFINTA
الرسمية
OFFICIAL
Logo
RASMIGA AH
الجريدة
BULLETIN
EE JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Sanadka 18aad
Muqdisho
January 1973
Lr.18
Waaxda Maamulka Faafinta Rasmiga ah
Ee Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda
Sharciga Dhisidda Wakaaladda Hargaha iyo Saamaha

Sharciga Dhisidda Wakaaladda Hargaha iyo Saamaha ee soo baxay March 1973

Sharciga Dhisidda Wakaaladda Hargaha iyo Saamaha ee lambarkiisu yahay Sharci Lr. 2 ee soo baxay March 1973 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.18 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda June 1973.


Download File