
Sharciga Dhisidda Guddiyaal Garsooriyaal oo loo xil saaray inay Maamulaan Cadaalada Xagga Maxkamadaha ee soo baxay December 1973
Sharciga Dhisidda Guddiyaal Garsooriyaal oo loo xil saaray inay Maamulaan Cadaalada Xagga Maxkamadaha ee lambarkiisu yahay Sharci lr. 18 ee soo baxay December 1973 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.18 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda November 1973.