
Xeer-nidaamiye Habraaca u qaybsanayaasha Arrimaha Difaaca ee soo baxay September 2025
Xeer-nidaamiye Habraaca u qaybsanayaasha Arrimaha Difaaca ee lambarkiisu yahay Xeer Lr. 185 ee soo baxay September 2025 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay Lr.3 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda December 2025.