
Xeer-nidaamiyaha Hawlgallada Batroolka ee soo baxay March 2025
Xeer-nidaamiyaha Hawlgallada Batroolka ee lambarkiisu yahay WBM/XW/018 /2025 ee soo baxay March 2025 laguna soo saaray faafinta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya buugga lambarkiisu yahay LR.1 ee uu daabacay Xafiiska Garyaqaanka Guud Ee Dowladda April 2025.